Home

Somalia Charities

Latest Updates

Tabarucayaasha QM ee #Soomaaliya ayaa 6-da Diseembar xusay munaasabadda Maalinta Tabarucayaasha Caalamiga ayaga oo mar kale xaqiijiyay in ay si hagar la’aan u shaqeyn doonaan si ay saameyn wanaagsan ku yeeshaan bulshooyinka ku nool meelaha ya ka howlgalaan. Madaxa UNSOS, Hubert Price, ayaa xusay in barnaamijka tabarucayaasha QM uu horseeday in la helo shaqaale kaalin muhiim ah ka ciyaaray howlaha Qaramada Midoobay guud ahaan caalamka. “Waxaan rajeynayaa in barnaamijka Tabarucayaasha QM uu qayb muhiim ah ka noqon doono howlaha aan qabanno sanado badan oo soo socdo,” ayuu yiri Price. Halkan ka akhriso sheekada --->http://bit.ly/2AZ6hX6

In Mogadishu Harbor ,during NE Monsoon faces very strong winds & high swells during day & nights except 03:00 a.m till 07:00 a.m no swells/winds due to Land Breezes.

#INAA LILAAHi WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN Xeee Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka oo maanta ka qayb qaatay gurmadka Qaran ee loo fidinayo dadkii shalay ku wax yeeloobay musiibadii ka dhacday isgooska Km5 . #XIGQ Dr.Axmed Cali Daahir Wuxuu dhamman ummadda Soomaaliyeed hakaan uga baaqayaa in ay u gar gaaran dadka waxyeelada kasoo gaartay Qaraxaas ayna u huraan dhiigooda, maalkooda iyo xoogoodaba. Waxaan sidoo kale alle uga baryeenaa inti dhimitay alle i uu u naxariisto kuwa dhaawaca ahna alle in u booga dhayo dhaawacooda. #GURMADQARAN

Minister of Commerce of Industry of the FGS H.E Khadra A Dualeh addressed at the closing ceremony of the 2 day Consultative Meeting of the Somali Company Law that was held in SKA 0n 4-5 Oct 2017, and emphasised the necessity to make new laws and also to update the existed ones in order to improve and boost both domestic and foreign investment. Also the minister has requested the representatives from the regional administrations and the Somali business entities that were present to closely collaborate with ministries..

@MIRAT Institute 2016-11-02

MIRAT Institute strives to create excellence through RESEARCH.

@Boga warar 2016-08-03

Kenya oo shabaab ku eedeeysay iney qasab ku askarayso caruurta Kenya #Somalia http://allbalcad.com/2016/08/03/kenya-oo-shabaab-ku-eedeeysay-iney-qasab-ku-askarayso-caruurta-kenya/

Please help them, just click this link http://eahrelief.org/

ciidanka xooga dalka mar walba waa mid u taagan difaaca shacabkiisa iyo dalkiisa